Halkee Buu La eg Yahay hormarka eey Sameysay saxafada Somalida
Wariye C/ xakiin cumar Jimcaale oo u baahan markiisii shanaad in Qalin Lagu Sameyo Gacantiisa Xili uu dhaawiciisa Ku sii Dhow yahay Sanad
Camera Man Xasan Cumar(Baafo)
Wariye Cabdi Wali Gar Yare oo Ku biray Wariyayaasha Magan Galyada U jooda wadanka Holand. 23-April.2009.
Daawo Sawirada Wariyayasha La Dilay
Suxufi Ka Howlgali Jiray Degaanada Puntland oo Ku geeriyooday Shiil Gaari oo Ka dhacay Magaalada Growe 14.April .2009
Barnaamij Lagu Magacaabo Talk 2 me oo e Sameysay Heyadda NedSom ee Somalida Holand Ayaa Tartan ugu Jira inuu Helo Kaalinta Koowaad ee Barnaamijyada Arimaha Bulshada ee Dalka Holand.
Amin Caamir oo Loogu Hanjabay in Lagu Dilayo Sawir Gacmed Yadiisa amin ayaa isagu ku jiray shaqadaan mudo dheer
Wadadee Loo maraa Nabada? Waa Qormo aad U Qiima badan oo Ka hadleysay Nabada iyo Sida Lagu Heli Karo Nabad Waxaa Diyaariyay Sahro Maxamed Koronto(keyf)
Damiin Lacageed oo Lagu Sii Daayayay Wariye Cismaan xasan Cali(fantastic) iyo Saaxiibkii 10.April.2009
Idaacad Madax Banaan oo Ku taala Degmada B/xaawo ee Gobolka Gedo oo Albaabada Loo Laabay 10.April.2009
Shir Looga hadlayay arimaha Saxafada Somalida oo eey Soo Qabanqaabisay Heyada u Dooda xuriyada hadalka ee SOCFEX, ayaa Lagu Qabtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.26.March.2009
Booliiska Puntland oo Sii daayay Suxufi C/qani Dhagjar oo ka Tirsanaa Wariyayaasha Horseed Radio.27.feb.2009
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed oo ugu Baaqay Axmedou ould abdala inuu Ka Laabto Hadaladii uu saxafada Somaliya Ku dhaleeceeyay .12- Feb-2008
Allaha u naxaristee Cabduqaadir maxamed Ciise (Nuune) oo sanadihii ugu dambeeyay ahaa madaxii keydka idaacada Simba ee magaalada muqdisho ayaa shalay ku geeriyooday muqdisho
Saxaafada Soomaliyeed Malagu aamusin Karaa Dilka iyo Handadaada Ka dhanka ah Wariyayaasha by husein ali Koonfurow
Wariye Cabdulaahi Jaamac oo Ka hadlay Qilaafka Wariyayaasha Nairobi ku sugan. Jan-2008
Muxuu Salka ku hayaa Qilaafka Wariyayaasha jooga magaalada Nairobi. Jan-2008
waa sidee Muuqaalka magaalada muqdisho sanadkan iyo Sidii eey ahaan jirtay sanado ka hor.Jan-2008
Wariyihii shabelle ee Degmada afgoye oo goordhaweyd u geeriyooday israsaaseyn ka soo gaartay dagaal ka dhacay Degmada Afgoye.01. Jan-2008
Wariye Rasmi maxamuud maxamed xeebow oo dhaawacantay.30. Dece-2008
xoghayihii Guud ee gudiga Suxufiyiinta Dibad jooga ah oo is Casilay. 30. Dece-2008
IFG oo Soo dhaweysay Kulankii ugu horeeyay oo ey nairobo ku yeeshaan Ururka eey ku midoobeen saxafiyiinta Africka 20. Dece-2008
Safarkii wariyayaasha Hargeysa ilaa jabuuti maxamed Nuxurkey
Qaar Ka mid Ah wariyayaasha Muqdisho oo La gudoonsiiyay Qalab Rasaasta Celiya 09.April.2009
Maxkamada Boosaaso oo 2 sano Ku oo xrig ah ku Xukuntay Suxufi Soomaaliyeed oo shaqadiisa gudanayay 30.March.2009
Wariye axmed isaaq Yuusuf oo Nooga Waramay Sidii uu u dhaawacmay markii uu ka Howlgalayay Gudaha Dalka Soomaaliya oo Dagaalo eey ka socdeen. 12- Feb-2008
Tifaftiraha Wargeyska yool ee Ka soo baxa Magaalada Hargeysa oo ee xireen Ciidamada Maamulka Somaliland. 27.feb.2009
Qaramada Midoobay oo ka hadashay Dilkii Loogu geystay Magalada muqdisho allaha u naxariiste Wariye Siciid Tahliil axmed. 11- Feb-2008
Gudiga Suxufiyiinta Dibad Jooga Ah oo Cambareyay Dilkii Logeystay Allaa unaxariistee Wariye Siciid Tahliil axmed oo lagu Dilay magaalada muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya 4 Feb-2008
Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Doortay Xog haye Guud oo eey Yeeshaan saxafiyiinta ka howlgala halkaas. 28 Jan-2008
Agaasimihii Radio cabudwaaq oo Toorey Lagu Weeraray.6.Feb-2008
Suxufiyiinta Somaliyeed ee ku sugan dalka masar oo canbaareyay Dilkii siciit tahliil.6.Feb-2008
madaxweyne Sharif shikh axmed oo ka hadlay Dilkii wariye Siciid Tahliil axmed.16.Feb-2008
Cabdi Fitaax maxamed axmed oo ah Saxafi Soomaliyeed oo La sii daayay isagoo laba nin oo lala heystayna weli eey ku jiraan gacanta afduubayasha.16.Jan-2008
Wariye Cabdi casiis xasan Dhore oo booqday degmada Hobyo warbixintana noo diyaariyay.
Suxufiyiin Ajnabi ah oo mudo Afduub loogu heystay G/bari oo la sii dayay.05.Jan-2008
madaxa wararka iyo barnaamijyada wariyaha.com oo canbaareyay Dilii wariye xasan mayow.02 .Jan-2008
wariye aweys cismaan yusuf oo gurigiisa la weeraray.26 .Jun-2008
Maxaa Lagu Dilay Siciid